Caafimaadka Ilmahayga iyo Korniinkisa
Ka waalid ahaan ama daryeel bixiye, ma jirto wax ka farxad badan daawashada ubadkaaga oo koraya oo na wax bartay. Ilmo kastaa wuu ka duwan yahay, sidoo kale baahiyahooda way kala duwan yihiin markay weynaanayaan. Way adkaan kartaa waalid ahaan inaa ogaato waxa ilmahaagu u baahan yahay, marka ay u baahan yihiin, iyo meesha laga heli karo. Taageerada ayaa diyaar u ah adiga iyo ilmahaaga inta aad u socotit.
Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo laga bilaabo si loo helo taageero.