Be There for ME

Taageerida Waalidiinta iyo Daryeel bixiyayaasha Maine​

Way adkaani kartaa in la codsado caawimo ama xitaa la ogaado waxa halkaas ka jira.​ Kaligaa ma tihid.​ Aniga ha joogo waa meel laga bilaabo si aad taageero u hesho.

Marka ay noloshu adkaato (oo ay adkaato) taageero ayaa jirta.

Ka taxadarka naftaada iyo carruurtaada waxay noqoni kartaa mid adag.​ Iyadoo carruurtu ay keenaan farxad weyn, waalidnimadu ma'aha sawir qumman.​ Qof walba wuxuu u baahan yahay caawimad mararka qaarkood, hadday tahay bixinta biilasha, helitaanka daryeel ilmo oo la awoodi karo, ama la macaamilka dareenkaaga iyo walbahaarkaaga. Be There for ME waa  xukun-meel xor ah oo lagu xidhi karo taageerada.

Happy Hispanic mother and son portrait
Woman with baby smiling

Waa maxay Be There for ME?

Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa xukun- meelaha xorta ah ee lagubilow inaad hesho taageero.

Qof walba wuxu leeyahay door oo ka ciyaaro.  Ma'aha waalid ama daryeel bixiye?​ Waxaad ku caawin kartaa qoysaska bulshadada inaad la wadaagto Be There for ME iyo isticmaalka qalabka.

Be There for ME ay soo saareen Department of Health and Human Services iyo Maine Child Welfare Action Network iyadoo lala kaashanayo koox kala duwan oo waalidiin iyo daryeel bixiyayaasha.
​ Mareegtani waxaa la sameeyay iyadoo lagu salaynayo waxay waalidiinta iyo daryeel bixiyayaasha sheegeen inay u baahan yihiin iyo sida ay uga hadlaan noloshooda. Macluumadka ku jira mareegtani ma'aha liis dhamaystiran oo taageerooyin heli karo.