Cunto
Cuntadu waxay nafaqaysaa jirkeena iyo maskaxdeena waxayna nagu xidhaa dhaqankeena iyo bulshadeena. Haddii lacagtu cidhiidhi tahay, wakhtiga cuntadu waxa ay noqon kartaa il walbahaar. Waxaa jira doorashooyin badan halkan Maine si ay kaaga caawiyaan helida cunto aad cunto adiga iyo qoyskaaga.
Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyayaasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo lagu bilaabo si loo helo taageero.