Dareenka Ilmahayga ama walbahaarka

Farxad, cadho, raynrayn, murugo.​ Inkasto aay adkaan karto in la maareeyo dareenkaaga iyo walbahaarkaaga, way adkaan kartaa in aan ka taageerno ilmahaaga dareenkooda. Laga soo bilaabo kooxaha asxaabta iyo khadadka taleefoonka ee dakhtar ku takhasusay arimaha dimirka, halkan Maine waxaa ka jira taageero adiga iyo ilmahaaga.

Waxaan u baahanahay caawimaad ilmahayga hadda

988 National Suicide & Crisis Lifeline

Taleefanka 988

Haddi ay wax walba dareemaan in aad u badan tahay, adiga ama cunugaaga waxaad wici kartaan, qori u diri kartaa, ama la hadli kartaan si aad u hesho taageero qarsoodi ah 24/7. Qof ayaa dhanka kale joogi doona si uu u dhagaysto oo kula hadlo.​ 

Image
988 lifeline logo

Waxaan rabaa inaan la hadlo qof iga caawin kara inaan ogaado

Dhakhtarka ilmahaaga, kalkaalisada dugsiga, ama shaqaalaha bulshada ee dugsiga

Dhakhtarka ilmahaaga, kalkaalisada dugsiga, ama shaqaalaha bulshada ee dugsiga ayaa laga yaabaa inay awoodaan inay aqoonsadaan taageerada ilmahaaga iyo sida loo helo.

Image
Yellow badge with Childs head outlined with brain outline in middle

G.E.A.R. Parent Network

​Waxaad la hadli kartaa waalidiinta kale kuwaas oo la kulmay waayo-aragnimo la mid ah tan aad rabto waxaadna ka heli kartaa macluumaad ku saabsan taageerada. 

Image
GEAR Parent Network Logo

Waxaan rabaa inaan la hadlo qof qaba

Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado taageerooyinka aan la wadaagi karo ilmahayga

NAMI Maine Teen Text Line

(207) 515-8398 

​Haddii ilmahaagu jiro 13-23 sano, waxay u soo diri karaan qoral khadka taageerada qarsoodiga ah.​ Khabiir u tababaran taageerada oo jira 18-24 san ayaa ka jawaabi doona saacadaha shaqada.

Image
NAMI Maine Logo

Waxaan rabaa inaan ogaado waxa kale oo halkaas ka jira

Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo laga bilaabo si loo helo taageero.

Father speaking with his children