Gaadiidka

Gaadiidku kaliya ma'aha baabuur- waa sida aad shaqada ku tagto, u keento ilmahaaga ballanta dhakhtarka, oo aad ula xidhiidho bulshadaada.​ Waxaa laga yaabaa inay halkan Maine ka jirto taageero si ay kaaga caawiyaan inaad hesho meesha aad u baahan tahay - laga bilaabo iibsashada baabuur ama raacitaanka baska ilaa ka caawinta lacagta gaaska iyo kuraasta baabuurka. 

Waxaan rabaa qof iga caawiya inaan ogaado:​

Community Action Agencies

Degmo kasta oo Maine ah waxaa ka jira hay'ad waxqabad oo bulsho. Shaqaalahooda ayaa kaa caawin kara inay ogaadaan waxaad u baahan tahay iyo sida loo helo. 

Image
MeCAP logo

Waxaan u baahanahay gaadiid an raaco:

MaineCare Non-Emergency Transportation

Waxaad jadwal u samayn kartaa raacitaanka gadiidka (ama waxaa laga yaabaa in dib lagugu soo celiyo kharashka baabuurka kaga baxay) si ay kaaga caawiyaan inaad aado ugana soo baxdo ballamaha MaineCare.
​ Waxaad u baahan tahay in aad ballan samaysato laba maalmood ka hor wakhtiga ballanta.​ 

Image
MaineCare Logo

Waxaan rabaa inaan raaco baabuur leh suunk la isku xiro:​

Waxaan rabaa inaan ogaado waxa kale oo halkaas ka jira:​

Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyayaasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo lagu bilaabo si loo helo taageero.

person in a wheelchair being helped by someone else