Wax Kale​

Waxaa rabta in laga caawiyo shay - laakiin ma heli kartid.
​ Ha quusanin/ Ha niyad jabin!
​ Wax kasta oo aad ku sugan tahay, waxaa jira dad kale oo kula mid ah. Taageerada hoose waxay noqon kartaa meel wanaagsan oo laga bilaabo si loo ogaado sida loo helo gargaarka aad u baahan tahay. 

Community Action Agencies

Degmo walba waxaa ka jira hay'ad wax u qabato bulshada. Shaqaalahooda ayaa kaa caawin kara wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u hesho meesha aad rabto, iyo sidoo kale taageerooyinka kale

Image
MeCAP logo

Community Care Program

Waxaad la xidhiidhi kartaa qof si aad ugala hadasho waxa aad raadinayso, adiga oo diirada saaraya baahidaada dhaqan iyo luqadeed. 

Image
OPHE logo

Help Me Grow Maine

Haddii aad leedahay ilmo jira 8 sano ama ka yar, waxaad la hadli kartaa khabiir ku takhasusay taageerada qoyska si aad u ogaatid meesha aad ka heli karto waxaad raadineyso.​ 

Image
help me grow maine logo

Legal Resources

Haddii aad u malaynayso inaad u baahan tahay gargaar sharci, agabkan ayaa laga yaabaa inay ku caawiyaan.

Image
A circular blue badge with a simple question mark symbol in the center.

Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyayaasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo lagu bilaabo si loo helo taageero.

mother kiss her daughter while sitting on floor in living room