Maandooriyaha ama Khamriga​

Haddii aad ka welwelsan tahay sida maandooriyaha ama khamriga ay u saameeyaan noloshaada, ama nolosha qof aad jeceshahay, taageero ayaa jirta. ​ Sheekadaada waa ku kaliga, laakiin waxaa jira dad yaqaan sida ay u adag tahay in la gaaro oo raba in la caawiyo.

Fiiri boggan haddii aad taageero u raadinayso dareenkaaga iyo walbahaarka. 
​Ama boggan haddii aad raadinayso inaad taageerto qof dhallinyaro ah oo isticmaalaya maandooriyaha ama khamriga.​

Waxaan rabaa inaan la hadlo qof qaba:

OPTIONS Maine

Haddii aad u baahan tahay qof ku caawiya go'aaminta tallaabada xigta, waxaad la xiriiri kartaa xiriiriyaha bulshadaada.​ Waxay caawiyaan dadka maalin kasta waxayna ka taageeri karaan safarkaaga.​

Image
Options Maine logo

Maine Recovery Hub

Haddii aad ku jirto soo kabasho ama aad raadinayso bogsasho, waxaad la xiriiri kartaa xarunta bulshada ama tababaraha aaggaaga.​ 

Image
PRCC logo

Maine QuitLink

Haddii aad rabto in lagaa taageero joojinta sigaarka cabista, electaronic sigaar, ama isticmaalka kale ee tubaakada, waxaa jira dad kaa caawin kara inaad ogaato tallaabada xigta.

Image
Maine QuitLink logo

Waxaan ahay uur ama waalid cusub oo raadinaya taageero:

Maine MOM

Waxaad la xiriiri kartaa kooxda si aad u hesho daryeelka aad u baahan tahay iyo in ay kaa caawiyan xaladan.​

Image
Maine MOM logo

Waxaan rabaa inaan raadiyo daaweyn:

Be There for ME waxaa loogu talagalay dhammaan waalidiinta iyo daryeel bixiyayaasha Maine, iyo dadka taageera. Helitaanka taageerada waxay noqon kartaa mid adag waxayna qaadan kartaa waqti. Samee talaabada ugu horeysa maanta, xitaa haddii aadan hubin meesha aad aadi rabto. Macluumadka ku jira mareegtani waa meelo aan xukun lahayn oo lagu bilaabo si loo helo taageero.

A pregnant woman with hand on her belly